integration programme - masar altakamul التكامل مسار - د ادغام لاره - Barnaamijka Is dhexgalka - курсы интеграции- 融入课程 - programa de integración – uyum programı - Masir edgham دوره ادغام
U guuritaanka waddan cusub waxay kuu horseedi kartaa su'aalo ku saabsan guriyeynta, caafimaadka, barashada luqadda, fursadaha tababarka, wax barashada caruurta, shaqada, iwm. Taasi waa sababta Wallonia ay u dejisay Barnaamijka Is-dhexgalka.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Nullam ut volutpat erat, in consequat sapien. Suspendisse eget ipsum a arcu maximus rutrum in vitae orci.
Hadii codsigaaga sharciga degenaanshaha Belgiga aad ka heshay jawaab fiican bil ka badan ka hor, tag mmaamulka degmadaada.
Ka hel warbixin Xarunta Is dhexgalka Gobolka (CRI) ee ku taala magalaadaada.
Waa maxay ?
Falanqaynta xalaadadda iyo aqoonsiga baahidaada iyo/ama dhibaatooyinkaaga.
Sidee ?
Wareysi shaqsiyan, oo ah mid la sheekeysanaayo.
Qofkee ?
Waxaa kula sameynaaya shaqeeyaha bulshada ka socda Xarunta Isdhexgalka Gobolka (CRI)
Heshiisku waa dukumenti aad saxeexdo oo adiga ku fulinaya. Halkaan waxaa ka dhabeeyay ballanqaad u dhexeeya adiga iyo Xarunta Isku-dhafka Gobolka (CRI). Waxay qeexaysaa talaabooyinka Barnaamijka Isdhaxgalka ee aad ubaahantahay.
Imtixaanka booska ee Faransiiska ayaa la qabtaa bilowga barnaamijkaaga. Imtixaanka ansaxinta waxaa lagu fulin karaa inta lagu gudajiro kooraska tababarka luuqada Faransiiska iyo / ama dhamaadka tababarkaaga. Gaarista heerka A2 * ayaa kaa reebaya waajibaadka ah inaad ku tababarto af Faransiiska. Hadaadan gaarin heerka A2, laguuma ganaaxi doono laakiin waa inaad cadeysaa 400 saacadood ee tababarka
Waa maxay ?
In la fahmo qaabka uu u shaqeeyo Belgiga iyo xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga nolol maalmeedkaaga.
Sidee ?
Kulan kooxeed ama shaqsiyeed,waxana lagu hadlaaya af faransiis ama luuqadda aad ku hadashid.
Qofkee ?
Waxaa kula kulmaya shaqeeyaha bulshada ee ka socda Xarunta Isdhexgalka Gobolka (CRI) iyo turjumaan hadii loo baahdo.
Waa maxay ?
In la fahmo qaabka uu u shaqeeyo Belgiga iyo xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee aagagga nolol maalmeedkaaga (caafimaadka, guriga, dhaqanka, shaqada, iwm.).
Sidee ?
Kulan kooxeed.
Qofkee ?
Jirka loo aqoonsaday Gobolka Walloon.
Waa maxay ?
Fahamka, kuhadalka iyo qorista faransiiska.
Sidee ?
Cashiro kooxeed (qiimaynta ka hor iyo kadib).
Qofkee ?
Jirka loo aqoonsaday Gobolka Walloon.
Waa maxay ?
Fahamka, kuhadalka iyo qorista faransiiska.
Sidee ?
Cashiro kooxeed (qiimaynta ka hor iyo kadib).
Qofkee ?
Jirka loo aqoonsaday Gobolka Walloon.
Waa maxay ?
Caawimaad shaqo.
Sidee ?
Kulan warbixin iyo/ama ballan shaqsi ah.
Qofkee ?
FOREM ka iyo/ama CRI ga
Les étapes qui ne sont pas validées par un point vert sont celles qu’il vous reste à faire avant de pouvoir recevoir votre attestation finale. Vous pouvez prendre contact avec votre référent du parcours afin de faire le point sur votre situation. Contacter le CRI correspondant à votre commune.
Waa maxay ?
Caawimaad shaqo.
Sidee ?
Kulan warbixin iyo/ama ballan shaqsi ah.
Qofkee ?
FOREM ka iyo/ama CRI ga
Hambalyo, waad dhameystirtay barnaamijkaaga Isdhaxgalka!
Barnaamijka Is dhexgalka waa MANDATORY * oo loogu tala galay soogalootiga cusub ee dagan luuqada faransiiska ku hadasha ee Wallonia oo da'doodu u dhaxayso 18 iyo 65 sano oo ajnabi ah, oo sharci ahaan daganaa wax ka yar 3 sano isla markaana haysta sharciga daganaanshaha inka badan 3 bilood.
* Xusuusin: Waxaa jira shaqsiyaad laga dhaafay oo la fasaxay waajibkaas.
HAA, tallaabooyinka is dhexgalka hab gooni ah loo sameeyo ma lahan waad isku dhaxqasi kartaa, laakinse waa in aad ka qeyb gashaa tallaabo kaste (aan eheen cashiraha « FLE » hadii af faransiis kaaga uu fiican mid kuugu filan, waa lagaa dhaafi karaa iyo qeybta « isdhexgalka bulshadeed iyo xirfadeed » hadii aad shaqo heysatid).
HAA, laakinse waxaa roon in aad talo weydiisato qofka mas'uul kaa ah wixii ku saabsan tallaabooyinkaaga is dhexgalka ah, sabata oo ah ururada dhamaantooda ma ahan kuwa la aqoonsanyahay.
Verviers